Nin loo waday in la soo aaso oo daqiiqadihii ugu dambeeyey soo kacay

Shaqaalaha isbitaalka dalka Kenya ayaa argagaxay kaddib markii nin ay dhakhaatiirta xaqiijiyeen geeridiisa la arkay isagoo nool. Peter Kigen, oo 32 jir ah ayaa markii hore isagoo gurigiisa jooga istaagga ka dhacay, waxaana loola cararay isbitaalka. Talaadadii ayey dhakhaatiirta isbitaalka Kapkatet ee ismaamulka Kericho xaqiijiyeen inuu geeriyooday, waxaana markaas kaddib loo gudbiyay qeybta lagu keydiyo … Continue reading Nin loo waday in la soo aaso oo daqiiqadihii ugu dambeeyey soo kacay